Midnimada culimada waxa lagu gaadhi karaa isixtiraamka culimada dhaxdooda

467

Midnimada culimada waxa lagu gaadhi karaa isixtiraamka culimada dhaxdooda

Madaxwaynaha dowlada deegaanka soomaalida mudane mustafe muxumed cumar ayaa maanta kulan la yeeshay culimo awdiinka deegaanka ee ku dhaqan magalada jigjiga ee xarunta deegaanka soomaalida.

Madaxwaynuhu qudbad dheer buu ujeediyay culimada wuxuna usheegay in si xora ay diintooda ugu dhaqmi Karan dowladuna ku ixtiramayso islamarkaana aan wax faro galina lagu samayn doonin waxay aamin San yihiin.

- Advertisement -

Madaxwaynaha dowlada deegaanka soomaalida mudane mustafe muxumed cumar ayaa kula dardaarmay culimada deegaanka inay ka shaqayso danta guud ee shacabka deegaanka soomaalida kala duwananta mad,habtoodana isku ixtiraaman dhisana mowqifo iyo midnimo umadeed.

Comments are closed.