Madaxweynaha oo marti u ah dalka Ethiopia ayaa waxaa soo

1,251

Madaxweynaha oo marti u ah dalka Ethiopia ayaa waxaa soo dhaweeyay waziir somali ah oo ay dowlada martida loo yahay u qoondeesay, dadka leh Shide ayaa deegaanka madaxweyne ka ah laba waa mid un
1. Inay yihiin dad bahasha lafaha ka gashay
2. Iyo Inay yihiin dadaan waligod school soo dhigan oo dowladnima wax ka aqoon
Waayo MW Mustafa ma’aha heer federal.
Somalinimadu ha idin deeqdo. 
Viva farmaajo & Shide madax somali ah oo kala mataleysa laba dowladood

Comments are closed.