Tobobar kor loogu qaadayo garaadka aqooneed iyo mida siyaasadeed ayaa uuga socda saraakiisha ciidamada booliska deegaanka xarunta tobobarada booliska dds.

1,435

Mudada uu tobobarkani usocdo saraakiisha ayaa ay baran doonaan casharo ay kamid yihiin

1=Sooyaalkii taariikhda itoobiya kalintay ku lahayd soomaalidu isbadaladasi iyo sidii wax looga baranlaha wixi soo dhacay

2=Barashada dastuurka dalka iyo Kan deegaanka si loo ilaaliyo xaquuqda aadamaha iyo mida dimuqraadiyadeedba ee muwaadininta dalka

3=Macnaha xaquuqda aadamaha

4=Ilaalinta xaquuqda aadamaha kaalinta ay ku leeyihiin haayadaha amaanku

5=Qaybaha bulshada ee unugul xadgudubka xaquuqda aadamaha

6=Tixgalinta xaquuqda aadamuhu kaalinta ay ku leedahay xaqiijinta horumar waara

Iyo

7=Fahanka qorshayasha koboca dhaqalaha dalka iyo kan deegaanka.

Iyadoo intaasi ay udheer tahay casharo la xidhiidha anshaxa ciidanka.

Tobobarkani oo socon doona mudo 2 bilooda ayaa waxa bixinaya masuuliyiin heer deegaana,macalimiin iyo saraakiil kasocota ciidamada difaaca qaranka dalka.

- Advertisement -

Comments are closed.