Wasaarada arimaha dibada Ethiopia oo sheektay in Somalia eesan wax luga

Wasaarada arimaha dibada Ethiopia oo sheektay in Somalia eesan wax luga ku laheen heshiiska Eritrea iyo jabuuti

Waagacusub.com Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya waxay sheegtay in Itoobiya ay hormuud ka tahay sidii la isugu soo dhaweyn lahaa Jabuuti iyo Eriteria, waxayna xustay in PM Abiy Axmed uu hoggaan u yahay sidii la isugu soo dhaweyn lahaa. Waxaa kale oo xustay in Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya & midka Eriteria ay booqdeen Jabuut maalintii shalay ahayd.

rimaha Dibadda Soomaaliya iyo Madaxweynaha Soomaaliya.

Meesha waxaa ka cad in dowlada Somalia ee tahay mid lagu dan gaarayo oo eesan aheen mid hoosha iyadu damacday inee qabato

Dowlada Ethiopia sooma hadal qaadin haba yaraate in Dowlada Somalia lug ku leedahay dib u heshiisinta Eritrea iyo Jabuuti taas badalkeedan wexee sheegatay in iyada kaliya masuul ka tahay isku keenida Jabuuti iyo Eritrea