Mudada uu tobobarkani usocdo saraakiisha ayaa ay baran doonaan casharo ay kamid yihiin
1=Sooyaalkii taariikhda itoobiya kalintay ku lahayd soomaalidu isbadaladasi iyo sidii wax looga baranlaha wixi soo dhacay
2=Barashada dastuurka dalka iyo Kan deegaanka si loo ilaaliyo xaquuqda aadamaha iyo mida dimuqraadiyadeedba ee muwaadininta dalka
3=Macnaha xaquuqda aadamaha
4=Ilaalinta xaquuqda aadamaha kaalinta ay ku leeyihiin haayadaha amaanku
5=Qaybaha bulshada ee unugul xadgudubka xaquuqda aadamaha
6=Tixgalinta xaquuqda aadamuhu kaalinta ay ku leedahay xaqiijinta horumar waara
Iyo
7=Fahanka qorshayasha koboca dhaqalaha dalka iyo kan deegaanka.
Iyadoo intaasi ay udheer tahay casharo la xidhiidha anshaxa ciidanka.
Tobobarkani oo socon doona mudo 2 bilooda ayaa waxa bixinaya masuuliyiin heer deegaana,macalimiin iyo saraakiil kasocota ciidamada difaaca qaranka dalka.