{"id":183,"date":"2018-09-07T18:33:24","date_gmt":"2018-09-07T18:33:24","guid":{"rendered":"http:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/?p=183"},"modified":"2018-09-07T18:33:24","modified_gmt":"2018-09-07T18:33:24","slug":"magaalada-asmara-ee-caasimadda-wadanka-eritrea-waxaa-xalay-lagu-saxiixay-heshiis-lagu-sheegay-iskaashi-oo-dhaxmaray-sedax-hoggaamiye","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/2018\/09\/07\/magaalada-asmara-ee-caasimadda-wadanka-eritrea-waxaa-xalay-lagu-saxiixay-heshiis-lagu-sheegay-iskaashi-oo-dhaxmaray-sedax-hoggaamiye\/","title":{"rendered":"Magaalada Asmara ee caasimadda wadanka Eritrea waxaa xalay lagu saxiixay heshiis lagu sheegay iskaashi oo dhaxmaray sedax hoggaamiye."},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Asmara ee caasimadda wadanka Eritrea waxaa xalay lagu saxiixay heshiis lagu sheegay iskaashi oo dhaxmaray sedax hoggaamiye.<\/p>\n<p>Shir Jaraa&#8217;id oo uu qabtay wasiirka warfaafinta xukuumadda Asmara ayuu ku sheegay in heshiis iskaashi ah ay wada saxiixdeen Max&#8217;med Cabdullaahi Farmaajo oo metelayay dowladda Federaalka Soomaaliya,Asias Afawarki madaxweynaha Eritrea iyo Abiy Axmed R\/wasaaraha Itoobiya.<\/p>\n<p>Heshiisyada ay dhinacyadu kala saxiixdeen ayaa taabanaya dhanka ammaanka, dhaqaalaha iyo dhaqanka sida lagu sheegay warsaxaafadeed oo wadajir ah oo shirka Asmara kasoo baxay.<\/p>\n<p>Kulan aan horay loosii shaacin ayaa shalay ka furmay magaalada Asmara kadib markii R\/wasaaraha Itoobiya uu Farmaajo ku amray in uu caasimadda Eritrea iska xaadiriyo.<\/p>\n<div id=\"middle_article_campaign\"><\/div>\n<p>Ilo wareedyo ayaa sheegaya in heshiiska lagu saxiixay Asmar ay gadaal ka riixayso dowladda Imaaraatka Carabta oo doonaysa in ciriiri dhaqaale ay geliso dowladda Jabuuti oo khilaaf kala dhaxeeyo.<\/p>\n<p>Dowladda Imaaraatka Carabta ayaa maalgelinaysa dekadaha wadanka Eritrea halkaas oo lafilayo in Itoobiya ay kalasoo degto badeecadaha ay dibadda kasoo dhoofsato.<\/p>\n<p>Sidoo kale imaaraatka Carabta ayaa uballan qaadday dowladda Itoobiya in ay udhisi doonto illaa afar dekadood oo Farmaajo ku wareejiyay Abiy Axmed Bishii July ee lasoo dhaafay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Asmara ee caasimadda wadanka Eritrea waxaa xalay lagu saxiixay heshiis lagu sheegay iskaashi oo dhaxmaray sedax hoggaamiye. Shir Jaraa&#8217;id oo uu qabtay wasiirka warfaafinta xukuumadda Asmara ayuu ku sheegay in heshiis iskaashi ah ay wada saxiixdeen Max&#8217;med Cabdullaahi Farmaajo oo metelayay dowladda Federaalka Soomaaliya,Asias Afawarki madaxweynaha Eritrea iyo Abiy Axmed R\/wasaaraha Itoobiya. Heshiisyada ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":184,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"nf_dc_page":"","_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"om_disable_all_campaigns":false,"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":""},"categories":[26],"tags":[],"class_list":["post-183","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/41131416_1315159568618497_4784684492201656320_n.jpg?fit=960%2C540","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=183"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":185,"href":"http:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183\/revisions\/185"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-json\/wp\/v2\/media\/184"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=183"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=183"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=183"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}