{"id":252,"date":"2018-09-08T02:11:45","date_gmt":"2018-09-08T02:11:45","guid":{"rendered":"http:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/?p=252"},"modified":"2018-09-08T02:11:45","modified_gmt":"2018-09-08T02:11:45","slug":"baarlamaanka-jigjiga-oo-beddelay-calanka-dawlad-deegaanka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/2018\/09\/08\/baarlamaanka-jigjiga-oo-beddelay-calanka-dawlad-deegaanka\/","title":{"rendered":"Baarlamaanka Jigjiga oo beddelay calanka dawlad deegaanka"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Baarlamaanka Dawlad deegaanka Soomaalida ayaa maanta ansixiyey go&#8217;aanno masiiri ah oo la hadal hayey tan iyo markii la magacaabay madaxweynaha cusub, Mustafe Muxumad Cumar (Cagjar).<\/p>\n<p>Baarlamaanka oo saaka yeeshay fadhi aan caadi ahayn, ayaa waxay ku doorteen afhayeenka baarlamaanka oo loo doortay Cabdi Maxamed Aadan (Ugaas).<\/p>\n<p>Cabdullaahi Siciid Cumar ayaa isna loo doortay guddoomiyaha maxkamadda guud.<\/p>\n<p>Xubnaha baarlamaanka waxay isku raaceen in magaca dawlad deegaanka uu noqdo\u00a0<i>Dawlad-deegaanka Soomaalida<\/i>, lagana saaro<i>\u00a0Itoobiya.<\/i><\/p>\n<ul class=\"story-body__unordered-list\">\n<li class=\"story-body__list-item\"><a class=\"story-body__link\" href=\"https:\/\/www.bbc.com\/somali\/war-45287178\">Waa kuma Mustafe Cagjar? Madaxweynaha cusub ee DDSI<\/a><\/li>\n<li class=\"story-body__list-item\"><a class=\"story-body__link\" href=\"https:\/\/www.bbc.com\/somali\/war-45296780\">Abiy Axmed oo Soomaalida kala hadlay qoondada 5% ee shidaalka<\/a><\/li>\n<\/ul>\n<figure class=\"media-landscape has-caption full-width\"><span class=\"image-and-copyright-container\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"responsive-image__img js-image-replace\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ichef.bbci.co.uk\/news\/624\/cpsprodpb\/D4FB\/production\/_103332545_baarlamaankaddsi.jpg?resize=1032%2C774&#038;ssl=1\" alt=\"Xildhibaannada oo fadhiya madasha kulanka\" width=\"1032\" height=\"774\" data-highest-encountered-width=\"624\" \/><\/span><figcaption class=\"media-caption\"><span class=\"off-screen\">Image caption<\/span><span class=\"media-caption__text\">Xildhibaannada oo fadhiya madasha kulanka<\/span><\/figcaption><\/figure>\n<p>Waxay kaloo isku raaceen calanka dawlad-deegaanka oo noqonaya mid xagga dambe ku leh xiddigta cad ee shanta gees leh ee ku dhex jirta midabka buluugga ah.<\/p>\n<p>Calankan ayaa ahaa kii laga isticmaali jiray dawlad deegaanka, waxaase beddelay madaxweynihii hore, Cabdi Maxamuud Cumar.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa magaca<i>\u00a0Itoobiya<\/i>\u00a0laga reebay xisbiga maamula dawlad deegaanka oo hadda ka dib loogu yeeri doono<i>\u00a0Xisbiga Dimoqaraadiga Shacabka Soomaalida.<\/i><\/p>\n<figure class=\"media-landscape has-caption full-width\"><span class=\"image-and-copyright-container\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"responsive-image__img js-image-replace\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ichef.bbci.co.uk\/news\/624\/cpsprodpb\/1231B\/production\/_103332547_baarlamaankaddsi_.jpg?resize=1032%2C774&#038;ssl=1\" alt=\"Xildhibaannada baarlamaanka DDS\" width=\"1032\" height=\"774\" data-highest-encountered-width=\"624\" \/><\/span><figcaption class=\"media-caption\"><span class=\"off-screen\">Image caption<\/span><span class=\"media-caption__text\">Xildhibaannada baarlamaanka DDS<\/span><\/figcaption><\/figure>\n<p>Dhamaan qodobbadaas ayaa lagu ansixiyey si aqlabiyad ah.<\/p>\n<p>Xubnaha baarlamaanka waxay in muddo ah ka doodeen wax ka beddelka heesta calanka iyo maalinta fasaxa, waxayna ugu dambayntii ku heshiiyeen in arrimahaas loo saaro guddi ka soo talo bixiya waxa laga yeelayo.<\/p>\n<p>Qorshayaashan ayaa la hadal hayey tan iyo markii uu hogaanka qabtay Mustafe Cagjar.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baarlamaanka Dawlad deegaanka Soomaalida ayaa maanta ansixiyey go&#8217;aanno masiiri ah oo la hadal hayey tan iyo markii la magacaabay madaxweynaha cusub, Mustafe Muxumad Cumar (Cagjar). Baarlamaanka oo saaka yeeshay fadhi aan caadi ahayn, ayaa waxay ku doorteen afhayeenka baarlamaanka oo loo doortay Cabdi Maxamed Aadan (Ugaas). Cabdullaahi Siciid Cumar ayaa isna loo doortay guddoomiyaha maxkamadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":253,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"nf_dc_page":"","_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"om_disable_all_campaigns":false,"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":""},"categories":[26],"tags":[],"class_list":["post-252","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/103332543_calankaestv.jpg?fit=660%2C371","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/252","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=252"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/252\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":254,"href":"http:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/252\/revisions\/254"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-json\/wp\/v2\/media\/253"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=252"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=252"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=252"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}