{"id":259,"date":"2018-09-08T12:24:45","date_gmt":"2018-09-08T12:24:45","guid":{"rendered":"http:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/?p=259"},"modified":"2018-09-08T12:24:45","modified_gmt":"2018-09-08T12:24:45","slug":"shir-jaraa-id-oo-uu-raysal-wasaruhu-warbaahinta-u-qabtay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/2018\/09\/08\/shir-jaraa-id-oo-uu-raysal-wasaruhu-warbaahinta-u-qabtay\/","title":{"rendered":"SHIR JARAA, ID OO UU RAYSAL WASARUHU WARBAAHINTA U QABTAY"},"content":{"rendered":"<p><b>SHIR JARAA, ID OO UU RAYSAL WASARUHU WARBAAHINTA U QABTAY<\/b><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><b>Nuradin cali <\/b><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Markii ay taariikhu ahayd 25\/08\/2018 waxaa uu Raysal wasarah dalku shir saxafadeed ugu qabtay qaybo ka mid ah war baahinta ka hawl gasha dalka Etiyobiya oo uu halkaasi kula hadlay warbaahinaasi kala duwan .<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Waa markii ugu horaysay ee \u00a0\u00a0intii uu talada wadanka qabtay \u00a0uu u qabto war baahinta shir saxafadeed sidan oo kale ah oo uu kaga hadlay waxay yaabo badan ooo ay ka mid yihiin dhibaatooyinkii ka dhacay deeganka \u00a0somalida iyo khilaafyo kale oo soo kala dhex galay xisbiga ( EPRDF) oo uu muran aan badnayni soo kala dhex galay iyo is fahan waa waxaa kale ooo uuu halkaasi raysal wasaruhu kaga hadlay qoyskiii reer djiboouti ee ay waxyeeladu kasooo gaadhay dhibaatooyinkii ka dhacay \u00a0deeganka somalida maalmihii lasooo dhaafay kaaasi oo sababay dhibaatooyin naf iyo maal ba leh waxaanay dhibaatooyinkaasi samayn laxaadle ku yeesheen qoomiyadaha kale ee aan somalida ahayn oo iyagana aad loo wax yeeleeyaya nafahooda iyo maalkoodiiba .<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Waxaa \u00a0uuna muran ku jirin \u00a0sida wayn ee ay dawlada dhex ee ka \u00a0ka arimisa dalka etiyobiya ay qaybta laxaadka leh uga qaataday dhibaatooyinkaasi \u00a0hadheeyay deegaankaasi bilihii ugu dabeeyay waxaa gabi ahaanba xilalkii ay ka hayn jireen deegaan ka ku waayay masuuliyiintii ugu saraysay deegaanka somlaida \u00a0ee ku yaala dhinaca koonfureed ee etiyobiya waxaa uu sidoo kale raysal wasruhu xusay inaynay ahayn waxa loo adkaysan karo waxyaabihii yaabka lahaa ee ka dhacay koonfurta etiyobiya \u00a0waxaa uuu si cad u sheegay raysal wasaruhu in marka dadka ay xabsiga u taxaabaan deegaanka somalidu ay dadkaasi la xidhay kala kulmi jireen waxyaabo yaab leh oo uuna damiirku aadamuhu qadan karayn waxaana ka mid ahaa In ay dadka iyo qaar ka mid ah xayawanada wax cuna ee ay ka midka yihiin shabeelka iyo libaaxa iyo waliba kuwo kale ooo aad khatar badan uleh lagula xidhi jiray dadkaasi meelaha ay kaga xidhan yihiin jeelka magalada jigjiga ee magalo madaxda u ahayd deeganka soomalida \u00a0oo gabi ahaanba uu masuulku ku tilmaamay mid dadka aad loogu dhibay oo aan ahayn waxa hore loo arkay ama loo maqlay in dad iyo xayawaano khatar ah meel lagu wada xidho .<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Raysal wasarah oo hadalkiisa sii wata aya waxaa uu wax laga xumaado ku tilmaamay qoyskii reer djibouti ee ku naf waayay rabshadihii ka bilawday meelo ka mid ah magalada dire dawa \u00a0.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Waxaa kale oo uuu shirkani jaraa,id kaga hadlay raysal wasaruhu dhismaha biyo xidheenka wayn ee uu dhismihiisu ka socdo etiyobiya .<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Waxaa uu yidhi waxaa uu dib u dhac ku yimid \u00a0dhismaha biyo xidheenka waxaa uuna yidhi baahida ugu wayn ee maanta hor taagan dhismaha biyo xidheenku \u00a0inay tahay dib u dhacay ku yimid biraha iyo injineerada hawshiisa gacanta ku haya .<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Waxaa uu yidhi baahida ugu darani waa in la dhamaystiro dhismaha \u00a0mashruuca biyo xidheenka <\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Waxaa kale oo uu raysal wasaruhu kaga hadlay \u00a0madaxwaynihii hore ee deeganka soma;ida oo hada ku sugan magalada addis ababa \u00a0.kadib markii uu sameeyay amardiido ku lid ah dawlada dhex ee ka arimisa etiyobiya .<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Taasi oo sababtay inuu gabi ahaanba \u00a0kuwaayo xilkii madatinimo ee uu ka hayn jiray deegaankaasi .<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Raysal wasaraha oo hadalkiisa sii wataa waxaa uu ku eedeeyay : \u00a0abdi mohamoud omar inuu ahaa ruux ku lug leh weeraradii qorshays naa ka \u00a0ee dhacay 23\/june weerarkaasi oo uu ku nafwaayay : mudane: sigmegnew bekele .<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Mar ay waxa ka waydiiyeen warbaahintii goobtaasi uu raysal wasaruhu shirka jaraa,id ku qabanay kusuganayd \u00a0su.aalo ku aadan muxuu noqonayaa xukunka masuuliyiintii hore ee deegan somlidu ayaa waxaa uu yidhi taasi waxaa gacanta ku haya haydaha ay qusayso arintani ee dalka ka hawl gala .<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Ooo ilaa hadana iyagu gacanta ku haya kiisaska ay masuuliyiintaasi ka gaysteen deegaanka \u00a0somalida <\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Waxaa dadaal loogu jiraa sidii looga saari lhaa mesha dhibaatoyinkii ay hore uga gaysteen deegaanka madaxdii hore ee deegaanku tobanankii sano ee lasoo dhaafay oo uu ahaa deegan somalidu mid ayna haba yaraatee ka jirin wax xuquuq \u00a0aadamo ah .<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Waxaa uu noqday deegaan ku ay hadhaysay musuq maasuq iyo nini jeclaysi \u00a0iyo waliba hagar daamooyin .hanjabado aad loo beel dayin oo ay intooda badan gaysteen ciidankii ay gacntooda kusamysteen masuuliytaasi hore ( liyu police ) oo iyagu ula dhaqmay bulshadii deegaankaasi ku noolayd si aan arxan lahayn .<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Markaa aynu si dhamystiran u eegno waxaa aynu ku tilmaami karnaa wixii ka dhacy deeganka somalidu inuu ahaa xasuuq aan gabsho lahayn oo dadka lagula kacay .<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Sida aynu la socono maalintii shalay waxaa si rasmi ah loogu dhaariyay \u00a0: mudane : mustafe mohamed omar oo ah masaxwayne ku xigeenka deeganka ahana kusii simaha madaxwaynaha \u00a0waxanay si rasmi ah u bilabi doonaan shaqooyinkii loo igmaday .<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Iyaguna waxaa ay bulshada ugu baaqeen il la ilaabo wixii dhibaato deeganka ka dhacay si loo sii hano qaado \u00a0\u00a0horumarka deegaanka aanay dadkuna ku kicin inay sameeyaan falal aar goosi oo lid ku ah dawladooda la dhisay .<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Sidoo kale waxaa isaguna halkaasi ka hadlay masuulkii loo magacaabay inuuu hogaamiyo xisbiga deegaankaasi : mudane : ahmed shide oo ah wasiirka iskaadhsiinta ee dawlada etiyobiya .<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Guntii iyo gabo gabadii warsa xafadeedkaasi uu raysal wasaruhu u qabtay warbaahinta ayaa aad moodaa inuu si wayn diirada ugu saray deegaanka somlida iyo waxyaabihii ka dhacy oo uu ku tilmaayay raysal wasaruhu waxaan hore loogu arkin deeganada etiyobiya .<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Waxaanu ku tilmaayay fiil xumo aad u wayn oo ay ka gaysteen masuuliyiintu deegaankooda \u00a0ay ka arimin jireen ,<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Waxaa ay gabi ahaanba kolaha wakiilada umada deeganka somlidu kala noqdeen kalsoonidii todoba xubnood oo uu ugu horeeyo madaxwaynihii uu wakhdigiisu dhamaday.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>SHIR JARAA, ID OO UU RAYSAL WASARUHU WARBAAHINTA U QABTAY &nbsp; Nuradin cali &nbsp; Markii ay taariikhu ahayd 25\/08\/2018 waxaa uu Raysal wasarah dalku shir saxafadeed ugu qabtay qaybo ka mid ah war baahinta ka hawl gasha dalka Etiyobiya oo uu halkaasi kula hadlay warbaahinaasi kala duwan . Waa markii ugu horaysay ee \u00a0\u00a0intii uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":253,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"nf_dc_page":"","_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"om_disable_all_campaigns":false,"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":""},"categories":[19],"tags":[],"class_list":["post-259","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-siyaasaad"],"jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/103332543_calankaestv.jpg?fit=660%2C371","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/259","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=259"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/259\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":260,"href":"http:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/259\/revisions\/260"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-json\/wp\/v2\/media\/253"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=259"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=259"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=259"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}