{"id":290,"date":"2018-09-14T03:58:32","date_gmt":"2018-09-14T03:58:32","guid":{"rendered":"http:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/?p=290"},"modified":"2018-09-14T03:58:32","modified_gmt":"2018-09-14T03:58:32","slug":"madaxwaynayaasha-soomaaliya-iyo-koonfurta-suudaan-oo-kaqayb-galaya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/2018\/09\/14\/madaxwaynayaasha-soomaaliya-iyo-koonfurta-suudaan-oo-kaqayb-galaya\/","title":{"rendered":"Madaxwaynayaasha soomaaliya iyo Koonfurta Suudaan oo kaqayb Galaya"},"content":{"rendered":"<p>Madaxwaynayaasha soomaaliya iyo Koonfurta Suudaan oo kaqayb Galaya Shirwaynaha Urur Gobaleedka Bariga Afrika ee IGAD ayaa Si diirran Loogu soodhaweeyey Magaalada Addis ababa.<br \/>\nMadaxwaynayaasha soomaaliya iyo Koonfurta Suudaan oo kaqayb Galaya Shirwaynaha Madaxda Ururka IGAD ee Barri kafurmi doona ya Magaalada addis ababa ee caasimada itoobiya iyo xarunta A.U ayaa Waxaa Si diirran<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-292\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/41606157_1731996623564339_214660584258404352_n.jpg?resize=738%2C416\" alt=\"\" width=\"738\" height=\"416\" srcset=\"https:\/\/i0.wp.com\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/41606157_1731996623564339_214660584258404352_n.jpg?resize=300%2C169 300w, https:\/\/i0.wp.com\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/41606157_1731996623564339_214660584258404352_n.jpg?resize=600%2C338 600w, https:\/\/i0.wp.com\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/41606157_1731996623564339_214660584258404352_n.jpg?w=720 720w\" sizes=\"auto, (max-width: 738px) 100vw, 738px\" \/><br \/>\nmagaalada Addis ababa oogu soodhaweeyey Madax Sare oo ay Horkacayaan Gudoomiyaha XDShS, ahna Wasii<span class=\"text_exposed_show\">rka Xidhiidhka arrimaha dawlada itoobiya Mudane axmed shide iyo Madaxwaynaha DDS Mudane Mustafa muxumed.<br \/>\nKulankan ururka wadamada bariga afrika ee IGAD ayaa looga Hadlidoonaa sedex ajende oo kala ah:-<br \/>\n1. sidii wadanka eritariya oo muddo dheer kamaqnaa ururka IGAD dibloogu soo celin lahaa<br \/>\n2. soo afjarida khilaafka xuduuda dimoora ee wadamada jabuuti iyo Eritariya iyo<br \/>\n3.Sidii looga midho dhalin lahaa Heshiiska Mucaaradka iyo xukuumada koonfurta suudan, islamarkaana xalwaara looga keeni lahaa khilaafka soojiitamay ee udhaxeeya Madax garabka bidix Dr Rek machar iyo xukuumada Salva chear.<br \/>\nWaxaana Kulankan Hogaamin doona Gudoomiyaha IGAD ee Wakhti Xadirkan Ahna Raysalwasaaraha Itoobiya Dr Abiy axmed,iyadoo laga filayo inay Madashan kasoo baxaan Natiijooyin Waxku oola.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxwaynayaasha soomaaliya iyo Koonfurta Suudaan oo kaqayb Galaya Shirwaynaha Urur Gobaleedka Bariga Afrika ee IGAD ayaa Si diirran Loogu soodhaweeyey Magaalada Addis ababa. Madaxwaynayaasha soomaaliya iyo Koonfurta Suudaan oo kaqayb Galaya Shirwaynaha Madaxda Ururka IGAD ee Barri kafurmi doona ya Magaalada addis ababa ee caasimada itoobiya iyo xarunta A.U ayaa Waxaa Si diirran magaalada Addis [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":291,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"nf_dc_page":"","_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"om_disable_all_campaigns":false,"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":""},"categories":[21],"tags":[],"class_list":["post-290","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-ciyaaraha"],"jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/41572249_1731996630231005_7591829989645877248_n.jpg?fit=720%2C405","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/290","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=290"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/290\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":293,"href":"http:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/290\/revisions\/293"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-json\/wp\/v2\/media\/291"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=290"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=290"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=290"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}