{"id":346,"date":"2018-11-16T20:20:29","date_gmt":"2018-11-16T20:20:29","guid":{"rendered":"http:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/?p=346"},"modified":"2018-11-16T20:20:29","modified_gmt":"2018-11-16T20:20:29","slug":"tobobar-kor-loogu-qaadayo-garaadka-aqooneed-iyo-mida-siyaasadeed-ayaa-uuga-socda-saraakiisha-ciidamada-booliska-deegaanka-xarunta-tobobarada-booliska-dds","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/2018\/11\/16\/tobobar-kor-loogu-qaadayo-garaadka-aqooneed-iyo-mida-siyaasadeed-ayaa-uuga-socda-saraakiisha-ciidamada-booliska-deegaanka-xarunta-tobobarada-booliska-dds\/","title":{"rendered":"Tobobar kor loogu qaadayo garaadka aqooneed iyo mida siyaasadeed ayaa uuga socda saraakiisha ciidamada booliska deegaanka xarunta tobobarada booliska dds."},"content":{"rendered":"<p>Mudada uu tobobarkani usocdo saraakiisha ayaa ay baran doonaan casharo ay kamid yihiin<\/p>\n<p>1=Sooyaalkii taariikhda itoobiya kalintay ku lahayd soomaalidu isbadaladasi iyo sidii wax looga baranlaha wixi soo dhacay<\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>2=Barashada dastuurka dalka iyo Kan deegaanka si loo ilaaliyo xaquuqda aadamaha iyo mida dimuqraadiyadeedba ee muwaadininta dalka<\/p>\n<p>3=Macnaha xaquuqda aadamaha<\/p>\n<p>4=Ilaalinta xaquuqda aadamaha kaalinta ay ku leeyihiin haayadaha amaanku<\/p>\n<p>5=Qaybaha bulshada ee unugul xadgudubka xaquuqda aadamaha<\/p>\n<p>6=Tixgalinta xaquuqda aadamuhu kaalinta ay ku leedahay xaqiijinta horumar waara<\/p>\n<p>Iyo<\/p>\n<p>7=Fahanka qorshayasha koboca dhaqalaha dalka iyo kan deegaanka.<\/p>\n<p>Iyadoo intaasi ay udheer tahay casharo la xidhiidha anshaxa ciidanka.<\/p>\n<p>Tobobarkani oo socon doona mudo 2 bilooda ayaa waxa bixinaya masuuliyiin heer deegaana,macalimiin iyo saraakiil kasocota ciidamada difaaca qaranka dalka.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mudada uu tobobarkani usocdo saraakiisha ayaa ay baran doonaan casharo ay kamid yihiin 1=Sooyaalkii taariikhda itoobiya kalintay ku lahayd soomaalidu isbadaladasi iyo sidii wax looga baranlaha wixi soo dhacay 2=Barashada dastuurka dalka iyo Kan deegaanka si loo ilaaliyo xaquuqda aadamaha iyo mida dimuqraadiyadeedba ee muwaadininta dalka 3=Macnaha xaquuqda aadamaha 4=Ilaalinta xaquuqda aadamaha kaalinta ay ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":347,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"nf_dc_page":"","_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"om_disable_all_campaigns":false,"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":""},"categories":[21],"tags":[],"class_list":["post-346","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-ciyaaraha"],"jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/46277593_1811650818932252_4699459241398763520_n.jpg?fit=960%2C720","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/346","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=346"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/346\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":348,"href":"http:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/346\/revisions\/348"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-json\/wp\/v2\/media\/347"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=346"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=346"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=346"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}