{"id":249,"date":"2018-09-08T02:09:23","date_gmt":"2018-09-08T02:09:23","guid":{"rendered":"http:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/?p=249"},"modified":"2018-09-08T02:09:23","modified_gmt":"2018-09-08T02:09:23","slug":"aagga-ganacsiga-xorta-ah-ee-jabuuti-oo-wajigiisa-hore-la-furay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/2018\/09\/08\/aagga-ganacsiga-xorta-ah-ee-jabuuti-oo-wajigiisa-hore-la-furay\/","title":{"rendered":"Aagga ganacsiga xorta ah ee Jabuuti oo wajigiisa hore la furay"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Wajiga hore ee aagga ganacsiga xorta ah ee jabuuti ee Shiinuhu dhisayo, kaasoo ah kan ugu weyn Afrika, ayaa maanta laga furay Jabuuti. Hogaamiyayaasha gobolka ayaa isugu tegey waddankaas ku yaalla geeska Afrika si ay uga qayb qaataan munaasabadda furitaanka aaggaas.<\/p>\n<p>Aagga ganacsiga xorta ah ee Jabuuti ayaa la filayaa inay soo marto badeecad qiimaheeda lagu qiyaasayo 7 bilyan oo Doollar, muddo laba sano gudaheed ah, uuna abuuro ilaa 15,000 oo shaqo, marka la dhamaystiro.<\/p>\n<figure class=\"media-landscape has-caption full-width\"><span class=\"image-and-copyright-container\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"responsive-image__img js-image-replace\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ichef.bbci.co.uk\/news\/624\/cpsprodpb\/16D09\/production\/_102394439_free_trade_zone.png?resize=976%2C549&#038;ssl=1\" alt=\"Madaxda oo loo sharraxayo sida uu aagga xorta ah u shaqeeyo\" width=\"976\" height=\"549\" data-highest-encountered-width=\"624\" \/><span class=\"off-screen\">Lahaanshaha sawirka<\/span><span class=\"story-image-copyright\">MOHAMOUD OSMAN BOULHAN<\/span><\/span><figcaption class=\"media-caption\"><span class=\"off-screen\">Image caption<\/span><span class=\"media-caption__text\">Madaxda oo loo sharraxayo sida uu aagga xorta ah u shaqeeyo<\/span><\/figcaption><\/figure>\n<p>Waa horumarkii xagga tas-hiilaadka ee ugu weynaa dalka, oo ay ku nool yihiin in ka yar hal malyan oo qof, waxaana aad loogu yaqaanaa inuu marti galiyey saldhigyo waaweyn oo ay ku leeyihiin ciidamada Maraykanka iyo Faransiiska.<\/p>\n<p>Shirkadda ugu weyn ee adeegga dekedaha Shiinaha ayaa ka shaqayanaysa dhismaha mashruucaas, wuxuuna qayb ka yahay qorshe weyn oo oo loogu magac daray &#8220;hal meegaar, hal waddo&#8221;, kaasoo ah hindise maalgashi oo ka socda ilaa 60 dal.<\/p>\n<figure class=\"media-landscape has-caption full-width\"><span class=\"image-and-copyright-container\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"responsive-image__img js-image-replace\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ichef.bbci.co.uk\/news\/624\/cpsprodpb\/3871\/production\/_102394441_free_trade_zone1.jpg?resize=976%2C549&#038;ssl=1\" alt=\"Madaxweyne Geelle, madaxweyne Kagame iyo ra'iisul wasaare Abiy Axmed\" width=\"976\" height=\"549\" data-highest-encountered-width=\"624\" \/><span class=\"off-screen\">Lahaanshaha sawirka<\/span><span class=\"story-image-copyright\">MOHAMOUD OSMAN BOULHAN<\/span><\/span><figcaption class=\"media-caption\"><span class=\"off-screen\">Image caption<\/span><span class=\"media-caption__text\">Madaxweyne Geelle, madaxweyne Kagame iyo ra&#8217;iisul wasaare Abiy Axmed<\/span><\/figcaption><\/figure>\n<p>Aagga ganacsiga xorta ah oo baaxadiisu gaarayso 48.2 KM, ayaa 10% ka mid ah waxay tahay hantida ma guurtada ah ee Jabuuti, waxaana ay hoy u noqon doontaa tas-hiilaadka xagga waxsoosaarka, gaadiidka, iyo kaydka.<\/p>\n<p>Istaraatijiyada halka ay ku taallo Jabuuti oo ah gacanka cadmeed ayaa horeba uga dhigay in ay soo maraan 95% badeecadaha u socda dalka ay jaarka yihiin ee Itoobiya.<\/p>\n<figure class=\"media-landscape has-caption full-width\"><span class=\"image-and-copyright-container\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"responsive-image__img js-image-replace\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ichef.bbci.co.uk\/news\/624\/cpsprodpb\/B459\/production\/_102396164_free_trade_zone_areal.jpg?resize=976%2C549&#038;ssl=1\" alt=\"Aagga ganacsiga xorta ah ee jabuuti oo dusha laga sawiray\" width=\"976\" height=\"549\" data-highest-encountered-width=\"624\" \/><span class=\"off-screen\">Lahaanshaha sawirka<\/span><span class=\"story-image-copyright\">MOHAMOUD OSMAN BOULHAN<\/span><\/span><figcaption class=\"media-caption\"><span class=\"off-screen\">Image caption<\/span><span class=\"media-caption__text\">Aagga ganacsiga xorta ah ee jabuuti oo dusha laga sawiray<\/span><\/figcaption><\/figure>\n<p>Waxay kaloo Jabuuti qorshaynaysaa inay marin u noqoto khayraadka dabiiciga ah ee dalalka South Sudan, Soomaaliya iyo gobolka harooyinka waaweyn oo iyadu aysan haysan.<\/p>\n<p>Maalgashiga uu Shiinuhu ku samaynayo Jabuuti dhawaanahan waxaa kaloo ka mid ah garoon caalami ah oo cusub, khad tareen, iyo dhuun biyaha macaan u qaadda Itoobiya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wajiga hore ee aagga ganacsiga xorta ah ee jabuuti ee Shiinuhu dhisayo, kaasoo ah kan ugu weyn Afrika, ayaa maanta laga furay Jabuuti. Hogaamiyayaasha gobolka ayaa isugu tegey waddankaas ku yaalla geeska Afrika si ay uga qayb qaataan munaasabadda furitaanka aaggaas. Aagga ganacsiga xorta ah ee Jabuuti ayaa la filayaa inay soo marto badeecad qiimaheeda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":250,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"nf_dc_page":"","_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"om_disable_all_campaigns":false,"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":""},"categories":[21],"tags":[],"class_list":["post-249","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-ciyaaraha"],"jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/102394441_free_trade_zone1.jpg?fit=624%2C351&ssl=1","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/249","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=249"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/249\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":251,"href":"https:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/249\/revisions\/251"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-json\/wp\/v2\/media\/250"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=249"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=249"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/ethiopiaprosperous.com\/somali\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=249"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}